Yaxaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Bahal webiga ku jira oo abeeso-lugaley weynaatay u eg; haraggiisa waxaa kasoo taagtaagan filgimmo geeso u eg oo waa adayg toxob leh; wuxuu leeyahay dabo dheer iyo madax isaguna dheer oo saddexgees qaabki leh; daaman adag iyo af weyn oo ilko ku sarcanyihiin; dadka iyo duunyadaba waa uu cunaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaxaas ↴
abeesalugaley | baxaar | cayaaryaxaas | ciyaaryaxaas | gaanni | golgoley | jaxaas | masacagaley | maxmil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg