Yeeg-bicaddaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena ka cad. ld caddaan-biyeeg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg-bicaddaan

caddaan-biyeeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg