Caddaan-biyeeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna hal dhibic ku leh. ld yeeg-bicaddaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan-biyeeg

yeeg-bicaddaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg