Yeelyeelo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-eeshay, -eelatay)Cir in uu da'o u diyaar garoobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeelyeelo ↴
yeelyeelasho | leben | qarqarrooti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg