Yoolaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Si macno la'aan ah meel u istaagid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yoolaal

yoolaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg