Yoolyool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa-lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan. 2. ld yoolyoolid.
Yoolyool
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no-qosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yoolyool ↴
yoolyoolid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg