Yucub
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(bot.) Geed weyn oo laf adag oo alaabo wanaagsan laga qorto, sida koorta geela.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yucub ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

