Yuuriya

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yuuriya

dhidid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg