Luuqadda Soomaliga oo halis ku jirta

ardayKhubarada luuqada iyo waxbarashada ayaa sheegaya in luuqada Soomaaliga ay soo food saartay caqabado saameeyey qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa, in ka badan labaatan sano oo ay Soomaliya ka taagnayd colaad. Waxa burburay ayey leeyihiin hay’adihii waxbarashada ee luuqada soomaaliga u adeegsan jiray in wax lagu barto Halkan ka dhagayso warbixin uu arrintaas ka diyaariyey Weriyaha BBC Mohamed Ibrahim Muacalimu.

Dhageyso Warbixinta

Leave a Reply