Maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo

afka-hooyoXuska maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo bar-naamij loogu magac-daray xuska toddobaadka afka Soomaaliga ayaa maanta lagu Qabtay meelo badan oo dalka ka mid ah. Maanta oo ah 21-ka Feberaayo ayaa ah maalinta caalamiga ah oo Qaramada Midoobay ay ay u aqoonsatay maalinta Afafka dunida looga hadlo oo dhan, waxaana caalamka oo dhan maanta laga xusayaa Afafka Hooyo.

Leave a Reply