Kuli A B C D E F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y
Taageer Qaamuus.net Ku dar erey cusub qaamuuska. riix halkan!

Magacyada Gabdhaha iyo Macnahooda

  1. Adiiba. Waa gabadha edebta iyo sharafta leh.
  2. Afnaan. Waa sareyn.
  3. Afraax. Waa gabadha farxada iyo rayraynta badan.
  4. Almas. Waa almaasta qaaligaa.
  5. Amal. Waa gabadha rajada leh.
  6. Aniisa. Waa gabadha naxariista iyo qalbi wanagsan.
  7. Ashwaaq. Waa gabadha hilowga badan.
  8. Asiil. Waa shey xariir ah.
  9. Asiila. Waa gabadha deeqsiyad, nasab iyo akhlaq leh.
  10. Asmaa. Waa cirka.
  11. Axlaam. Waa gabadha hadafka leh.
  12. Aysal. Waa iftiinka dayaxa.
  13. Azhaar. Waa gabadha farxada iyo quruxda badan.
  14. Daana. Waa dheemanka.
  15. Diima. Waa roob yaryar.
  16. Israa. Waa sir.
  17. Jawiis. Waa farxada.
  18. Lamaar. Waa dhaldhalaal.
  19. Layaan. Waa indho doogsasho.
  20. Liyaana. Waa geedka timirta oo yar.
  21. Lojeyn. Waa biyaha macdanta.
  22. Luuliya. Waa luulka.
  23. Miyaan. Waa ubaxa cad.
  24. Miyaar. Waa iftiinka qoraxda.
  25. Mudala. Waa kolkoolis.
  26. Naazli. Waa dalaayad.
  27. Neyruus. Waa maalinta ciida.
  28. Noofa. Waa taajirad.
  29. Nursiin. Waa iftiiinka dayaxa.
  30. Rahaf. Waa hawo qaboow.
  31. Randa. Waa quruxeey.
  32. Riima. Waa cod-qurux.
  33. Rimaas. Waa almaaska biyaha.
  34. Rinaad. Waa cuudka carafta.
  35. Ritaaj. Waa albaabka kacbada.
  36. Rodiina. Waa saxaabiyad/
  37. Saha. Waa biyaha bada.
  38. Tasniim. Waa cod qurux badan.
  39. Wacad. Waa hambalyo.
  40. Yaara. Waa magac turki, qalbi fiican.

Leave a Reply