murti

Haan

Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto. Sii Akhri…
cilmi

Akhris Baa Anfac Leh

Jidhka bini’aadanku wuxuu u baahanyahay oomato uu ku tamariyo ; sidaas oo kale caqliguna waxa lagama maarmaan ah in uu helo quud iyo dheef uu ku shaqeeyo; waana fikir-ka. …