Suugaan
Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay 50 haween ah oo la baray qorista iyo akhrista Farta Soomaaliga oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Suugaan
Xuska maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo bar-naamij loogu magac-daray xuska toddobaadka afka Soomaaliga ayaa maanta lagu Qabtay meelo badan oo dalka ka mid ah. Maanta oo ah …
taariikh
Af soomaaliga waxaa la qoray Sanadkii 1972-kii. Af soomaaliga waxa lagu qoraa xuruufta laatiinka ka dib 11 sano markii la magacaabay guddigii Af Soomaaliga sanadkii 1961. Dood dheer ka …
cilmi
Maadaama af-soomaaligu, qoraal ahaan, aanu weli si fiican u wada midoobin, waxaa ku badan ereyo isku mid ah, laakiin soomaalida ku kala nool gobollada qaarkood ay ugu dhawaaqaan amaba …
taariikh
Qariidan hoose ka eeg.
Suugaan
Khubarada luuqada iyo waxbarashada ayaa sheegaya in luuqada Soomaaliga ay soo food saartay caqabado saameeyey qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa, in ka badan labaatan sano oo ay Soomaliya ka taagnayd …
Suugaan
Af-Soomaaliga ayaa bilihii ugu dambeeyay ka mid noqday luuqadaha muhiimka ah ee Sweden ka dib markii lagu daray luuqadaha lagu gali karo imtixaamka laysanka baabuurka. Ka dib dabkii ka …