rudhnaan ld rudnaan.
rudhnaansho ld rudnaan.
rudhsii ld rudsii.
rudhsiin ld rudsiin.
rudid eeg rud. ld rudhid, rudhis, rudis.
rudis ld rudid.
rudmo In cunto ah oo hal mar ilkaha lagu goosto. ld rudhmo.
rudnaan eeg rudan. ld rudnaansho, rudhnaan, rudhnaansho.
rudnaansho ld rudnaan.
rudsii Nafley cunto uu ridmo ka goosto siin. ld rudhsii.
rudsiin eeg rudsii. ld rudhsiin.
ruduc1 Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid. ruduc2 Dun ama mayrax sida dhaclaha oo kale u soohid. ruducsan Wax la rudcay ahaansho (dun ama mayrax).
ruducsanaan eeg ruducsan. ld ruduc-sanaansho.
ruducsanaansho ld ruducsanaan.
rug 1. Meel la deggan yahay; guri. 2. Xarun.
rųg1 Erey tilmaamaya wax dhacay dhawaaqiisa. rųg2 Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid. rug caafimaad 1. Qayb isbitaal ka mid ah oo gaar u ah daaweynta cudur khaas ah ama bukaan-socod-eegto ah. 2. Qayb isbitaal ka mid ah oo ay isugu yimaadaan barayaal, arday iyo bukaanno si loogu baaro looguna daaweeyo bukaanna-da.
rugasho eeg rugo.
rugayn eeg rugee.
rugee Meel wax la degganyahay ka dhigid.
rųgid eeg rųg².
rugni ld rukni.
rugo Ku r.: wax ku xoqasho (nafley).
rugorugo Sisin mooye lagu tumay oo inta biyo lagu daro waambaha lagu iidaan-to.
rugrug Codka uu sameeyo dhaqdhaqaaqa wadnuhu.
rugruglee Wadne aad u dhaqdhaqaaqid.
rugrugleyn eeg rugruglee.
page : 35 of 40
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 >