garaar 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3. Dhaqdhaqaaq; dikaa.
garaari Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay.
garaarin eeg garaar.
garaash Meesha baabuurta lagu dayac-tiro ama habeenkii la dhigt.
garab 1. Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta. 2. Baalka shimbiraha. 3. Kaalmo af iyo addin leh. 4. Daruura is haysta oo da'aysa.
garab'aydo Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooy.
garabcad Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh baro caddaan a.
garabdaar Garasho dheeraad ah oo qof wax aan weli dhicin uu ku mala awaalo; uurkubaalnim.
garabdhig Isbarbardhi.
garabdhigid eeg garabdhi.
garabgal1 1. Taakuleynta loo geysto qof tabar yar iyada oo gacanta laga qabanayo. 2. ld garabgeli. garabgal2 Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinay. garabgelid eeg garabgal². ld garabgal¹ (2), garabgely.
garabgelyo ld garabgeli.
garabgooye ld garab'ayd.
garabgoroyayn eeg garabgoroyee. ld garabgoroyay.
garabgoroyays ld garabgoroyay.
garabgoroyee U g.: laba qof oo diriraysa midkood si aan toos ahayn ugu hiili.
garabgoroyo Si dadban oo laba qof oo dirireysa midkood loogu hiiliyo. ld garbaggoroy.
garabhagooji Si aan toos ahayn cid garab u sii.
garabhagoojin eeg garabhagooji. ld garabbagooji.
garabhagoojis ld garahagooji.
garabjiid Summad geela lagu dhigo oo ah alif ku jiidan garabka fooddiisa ilaa cududda meesha ay iska galaa.
garabkutaaglayn ld garabkutaagl.
garabkutaagle Awood maammul oo si aan sharci ahayn loo adeegsado. ld garabkutaaglay.
garabqabad ld garabqabash.
garabqabasho eeg garabqabo. ld garabqaba.
garabqabo Cid taageeri.
garabqodo Nooc ka mid ah xarar lagu sameeyo weelasha wax lagu shubto marka la tolayo; lugdheer; macata.
garabsaar1 Maro iwm oo marka culays la qaadayo garabka la saarto si culeyska la iskaga xajiy.
page : 36 of 102
<< < 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 > >>