garaar
(m.dh) (-ro, m.l)1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3. Dhaqdhaqaaq; dikaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaar ↴
dangaraaro [m.dh]
Madax wareer.
dangaraaroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Dangararo dareemid (qof).
dangaraarood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dangaraaroo.
garaari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay.
garaarin [m.f.dh]
eeg garaar.
hangaraarac [m.l]
Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg