Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
jilbajoog1  Istaagga jilbaha lagu istaago. jilbajoog2  Cid jilbo isku taagid. jilbajoogid  eeg jilbajoog².
jilbajoogsad  ld jilbajoogsasho.
jilbajoogsasho  eeg jilbajoogso. ld jilbajoogsad, jilbajoogsi.
jilbajoogsi  ld jilbajoogsasho.
jilbajoogso  Qof jilba ku istaagid.
jilbajooji  Cid jilbaha ku istaajin.
jilbajoojin  eeg jilbajooji. ld jilbajoojis.
jilbajoojis  ld jilbajoojin.
jilbaysan  ld jidbaysan.
jilbaysnaan  ld jidbaysnaan.
jilbaysnaansho  ld jidbaysnaan.
jilbee  Wax jilbo la dhicid.
jilbeyn  eeg jilbee.
jilbis  Halaq aad u madow oo waabaayo daran leh.
jilbo  ld jidbo.
jilboo  ld jidboo.
jilbood  ld jidbood.
jilcan  1. Wax la jilciyey ahaansho. 2. Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
jilcanaan  eeg jilcan. ld jilcanaansho.
jilcanaansho  ld jilcanaan.
jilci  1. Wax jileec ka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid.
jilcid  eeg jilic.
jilcin  eeg jilci.
jilciso  ld jilicso.
jildi1  Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi¹, jeldi¹. jildi2  Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi². jildin  ld jildiyid.
jildis  ld jildiyid.
page : 36 of 53
<< < 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 > >>

 

Exit mobile version