jildi
(m.l) (-iyo, m.dh)Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi¹, jeldi¹.
jildi
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jildi ↴
jaldi [m.l]
ld jildi¹.
jaldi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay,-iday; -iyi)
ld jildi².
jaldisasho [m.dh]
ld jildisasho.
jaldiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld jildiso.
jaldiyasho [m.dh]
ld jildiyasho.
jaldiyid [m.dh]
ld jildiyid.
jaldiyo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
ld jildiso.
jallaad [m.l]
1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.
jallaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².
jallaadan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.