Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
garangarin  eeg garangari. ld garaangarin, garangaaris, garangaris, garaangirin.
garangaris  ld garangari.
garangoor  Malax adag oo dhiig yari ku jir.
garangoorri  Shilin weyn oo xoolaha waxyeeleys.
garannuug  Jaad ugaarta waaweyn ka mid ah oo geeso iyo sur dheer leh. ld gerennuug, gerinnuu.
garansii  1. Cid wax xusuusin. 2. Cid wax ka dhaadhici.
garansiin  eeg garansii. ld garansii.
garansiis  ld garansii.
garansoon  1. Wax, wax xusuusan ahaansho. 2. Wax, wax fahamsan ahaansh.
garansoonaan  eeg garansoon. ld garansoonaansh.
garansoonaansho  ld garansoonaa.
garanwaa  Wax garasho waayidd.
garas  Geed weyn oo ka mid ah geedmadowga ama geed-abaareedka oo leh miro la cuno iyo hoos wanaagsa.
garasho  eeg garo². ld garad, garowsh.
garawaan1  Koob bir ah oo dheg leh oo wax lagu shubt. garawaan2  Awr badan oo badeeco sida; safa. garawaati  Maro dhuuban, xariir ka sameysan oo shaarka kulleetigiisa lagu xirt.
garays  Guntiino midabbo leh oo haweenku xirtaa.
garaysad  ld garaysash.
garaysasho  eeg garayso. ld garaysad, garays.
garaysi  ld garaysash.
garayso  1. (f.g) Wax, inuu garyahay qirid. 2. (f.mg) Garays xirasho. 3. (f.mg) Garraar xirash.
garbab  Cudur lo'da garbaha kaga dhaca. ld garbaggarbo.
garbabbeel1  1. Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto. 2. ld garbabbeeli. garbabbeel2  Gaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmi. garbabbeelid  eeg garbabbeel². ld garbabbeel¹ (2.
garbacad  1. Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh baro caddaan ah. 2. ld curdaalo. Roob bilow ah cordaal.
garbadduub1  G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub. garbadduub2  U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub. garbadduuban  Cid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuba.
page : 38 of 102
<< < 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 > >>

 

Exit mobile version