garanwaa
(m.l)Wax garasho waayidd.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garanwaa ↴
is-afgaranwaa [m.l]
Is fahmid la'aan.
is-afgaranwaa [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aayay, -aayday)
Laba qof ama ka badan is famhi waayid.
is-afgaranwaayid [m.f.dh]
eeg is-afgaranwaa².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg