garbadduub
(m.l)G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub.
garbadduub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garbadduub ↴
figee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid.
garbadduuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Cid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuba.
garbadduubid [m.f.dh]
eeg garbadduub². ld gardadduubi.
garbadduubnaan [m.dh]
eeg garbadduuban. ld garbadduubnaansho, gardadduub- naan, gardadduubnaans.
garbadduubnaansho [m.l]
ld gardadduub- naa.
gardadduub [m.l]
ld garbadduub.
gardadduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld garbadduub.
gardadduuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld garbadduuba.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg