Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
garbadduubid  eeg garbadduub². ld gardadduubi.
garbadduubnaan  eeg garbadduuban. ld garbadduubnaansho, gardadduub- naan, gardadduubnaans.
garbadduubnaansho  ld gardadduub- naa.
garbadhac1  Kala rayn waayidda ay kala rayn waayaan laba qof oo legdemaay. garbadhac2  Laba qof oo legdemaaya, kala rayn waayi. garbadheere  Biicid lab oo aan weyney.
garbadhicid  eeg garbadhac .
garbaggale  Shaati. ld garbaggash.
garbaggarbow  ld garba.
garbaggashi  ld garbaggal.
garbaggoroyo  Dhirta faleenka, shalabowga, waabaayada leh dadka ka shaqaysta. ld garabgoroy.
garbarraar  Bayd faal, oo manjaha iyo tan ka sarreysa min hal ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min lab.
garbasaar  Maro jilicsan oo haweenku kor ka qaataa.
garbasaarad  ld garbasaarash.
garbasaarasho  eeg garbasaaro. ld garbasaara.
garbasaaro  Garbasaar isku dadi.
garbi1  Geed cadaadka u eg kase wey. garbi2  1. Cid, garab ku riixid. 2. Wax, garab ku qaadi. garbin  eeg garbi². ld garbi.
garbis  ld garbi.
garbixi  Arrin la isku hayo cid kala doodi.
garbixin  eeg garbix.
garbo1  Xiddigaha dallaallida u horreeya oo u dhexeeya dirirka iyo bayaxawd. garbo2  Meel godan oo biyo ku jiraan oo qusur ah oo ay sameeyaan biyaha kor ka soo dhaca; galxiddigaal. garcad  ld garcash.
garcadde  Bariid ama baasto aan sanuunad ama suugo lahayn oo caano ama iidaan kale lagu daray. ld gaarcadd.
garcasho  eeg garco. ld garcad, garci.
garceesaan  1. Geed boqoshaaga u eg oo badanaaba dundumooyinka ka baxa. 2. Magac loogu yeero qof leh gar dhuuban sida midka ceesaank.
garci  Haweeney meher la'aan uuray.
garcid  ld garcash.
page : 39 of 102
<< < 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 > >>

 

Exit mobile version