Garbo

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xiddigaha dallaallida u horreeya oo u dhexeeya dirirka iyo bayaxawd.

Garbo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meel godan oo biyo ku jiraan oo qusur ah oo ay sameeyaan biyaha kor ka soo dhaca; galxiddigaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garbo

xadaf | bayaxaw | dirir | gambar | garbaggarbow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg