Garbasaar
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-rro, m.dh/-ro, m.l)Maro jilicsan oo haweenku kor ka qaataa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garbasaar ↴
fooddad | garbasaarad | garbasaarasho | garbasaaro | jeerjeer | rummaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg