Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: ilgal
dharaqsad ld dharaqsasho.
dharaqsasho eeg dharaqso. ld dharaqsad, dharaqsi.
dharaqsi ld dharaqsasho.
dharaqso Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid.
dharar Raagsasho.
dhararid eeg dharar.
dhararsad ld dhararsasho.
dhararsan Wax dhararay ahaansho (nafley).
dhararsanaan eeg dhararsan. ld dhararsanaansho.
dhararsanaansho ld dhararsanaan.
dhararsasho eeg dhararso. ld dhararsad, dhararsi.
dhararsi ld dhararsasho.
dhararso Wax la sugayey raagsasho.
dharas (1) 1. Diiddada hali diiddo in la maalo ama ilmaheedi nuugaan. 2. Hilib aad caato u ah; bantar. 3. Qof aad u karti yar. 4. Caro. 5. Dh. ah: nafley buuran laakiin jirkeeda dhad ku jiro (ido).
dharas (2) 1. Hal in la maalo ama ilmaheedi nuugaan diidid. 2. Qof xanaaqid. 3. Wax la gansaday wax ku diidid.
dharasoobid eeg dharasow². ld dharasow¹.
dharasow (1) Jilcidda qof jirkiisu jilco da'awgeed. ld dharasoobid.
dharasow (2) Qof da'awgeed, wax jirkiisu jilcay noqosho.
dharayn eeg dharee.
dharbaax (1) ld dharbaaxo.
dharbaax (2) Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax², dhirbaaxee.
dharbaaxayn ld dharbaaxid.
dharbaaxaysan Qof la dharbaaxay ahaansho. ld dhirbaaxaysan.
dharbaaxaysnaan eeg dharbaaxaysan. ld dharbaaxaysnaansho, dhirbaaxaysnaan.
dharbaaxaysnaansho ld dharbaaxaysnaan.
dharbaaxee ld dharbaax².
dharbaaxid eeg dharbaax². ld dharbaaxayn, dhirbaaxayn, dhirbaaxid.
dharbaaxo Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax¹, dhirbaax¹, dhirbaaxo.
dharbeel Qof arradid.
dharbeelid eeg dharbeel.
<< < 382 383 384 385 386 387 388 389 390 391 392 > >>

 

Exit mobile version