Dharbaaxo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax¹, dhirbaax¹, dhirbaaxo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharbaaxo ↴
bac | bash | dhabannaanee | dharbaax | dharbaax | dhirbaax | dhirbaaxo | fuji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg