Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
feeyig  1. Wax digtoon ahaansho. 2. Wax dhiillo hayso ahaansho. ld feejig, feejigan, feeyigan, foojig, foojigan.
feeyigaan  eeg feeyig. ld feejigaan, feejigaansho, feejignaan, feejignaansho.
feeyigaansho  ld feeyigaan.
feeyigan  ld feeyig.
feeyignaan  ld feeyigaan.
feeyignaansho  ld feeyigaan.
feeys  Maro calal ama cutub mayrax ah oo lagu tirtiro weelasha la culo; catir, cidaad.
fejiciso  ld fajiciso.
feker1  (afkaar, m.dh) 1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar¹, fikir¹. feker2  1. Fikrad raadin. 2. Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir². fekerid  eeg feker². ld fakarid, fikirid.
fekersan  Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.
fekersanaan  eeg fekersan. ld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersa-naansho, fikir.
fekersanaansho  ld fekersanaan.
fekersii  Ka f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.
fekersiin  eeg fekersii. ld fakarsiin, fikirsiin.
fekrad  Ra'yi. ld fikrad.
feleg  1. Cilmi al f.: xiddigaha wareeggooda iyo sida ay dadka u saameeyaan. 2. Xiddig weyn. 3. (-gyo, m.dh) Ayaandarro, dhibaato, hoog, masiibo. ld falag.
fennid  Wax feteshid.
fennidid  eeg fennid.
fenooloji  Sayniska ku shuqul leh raadka ay ku yeeshaan isbeddelka xilliyadu xoolaha iyo dhirtaba.
ferdan  Wax fered ku dhacay ahaansho (qof).
ferdanaan  eeg ferdan. ld ferda- naansho.
ferdanaansho  ld ferdanaan.
ferdibax1  Iyadoo ruuxaan la adeegsanayo qof wax ka dahsoon loo sheego. ferdibax2  U f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego. ferdibbixid  eeg ferdibax².
ferdid  eeg fered².
fered1  1. Wax wanaagsan oo khayr leh. Tus. “Fered Alla ha kuu furo”. 2. Inkaar, habaar. fered2  Qof inkaar la helid.
page : 43 of 73
<< < 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 > >>

 

Exit mobile version