Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: umaamadan
dhinbiil Midho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarbal u kala baxa laba qaybood. Tus. “Salbuko”.
dhinmid eeg dhiman².
dhinnaan ld dhimmanaan.
dhinnaansho ld dhimmanaan.
dhinnax ld dhannax.
dhinniin ld dhimid.
dhinnix ld dhannax.
dhinnow ld dhimmanow.
dhiqid ld dhaqid.
dhiqle Cayayaan yar baalal lahayn, dhiigkunool ah oo furaashyada, kuraasta iwm gala; kutaan. ld dhilqe.
dhir 1. Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn. 2. Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.
dhir-abaareed (bot.) Geed qabatimay ku noolaanshaha gobol biyoyarood ah, sida, meelaha abaaruhu ka dhacaan, qaabkiisa waxa loo qeexi karaa siyaalo kala duwan si uu u helo biyaha ugu badan una kaydsado: xididdadu way dheeryihiin ama waaweynyihiin, calemuhu way yaryaryihiin oo qaro weynyihiin ama xitaa ma leh, sida geedka tiinka, oo marmarka qaarkood qodxo; jirridu marmarka qaarkood waxay leedahay cad oo geedka u suurta galiya inuu biyaha kaydsado muddo aad u dheer, jilif qaro leh ama xabag dahaadha ayaa ka celisa geedka biyosaarka.
dhirayn eeg dhiree.
dhiraysan 1. Meel dhir lagu tallaaley ahaansho. 2. Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
dhiraysnaan eeg dhiraysan. ld dhiraysnaansho.
dhiraysnaansho ld dhiraysnaan.
dhirbaax (1) ld dharbaaxo.
dhirbaax (2) ld dharbaax².
dhirbaaxayn ld dharbaaxid.
dhirbaaxaysan ld dharbaaxaysan.
dhirbaaxaysnaan ld dharbaaxaysnaan.
dhirbaaxaysnaansho ld dhar- baaxaysnaan.
dhirbaaxee ld dharbaax².
dhirbaaxid ld dharbaaxid.
dhirbaaxo ld dharbaaxo.
dhiree 1. Dhul aan dhir lahayn geedo ku tallaalid. 2. Geedo udgoon ama geed kulayl ah, cunno, cabitaan iwm ku darid.
dhirfi 1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.
dhirfid eeg dhirif².
dhirfin eeg dhirfi.
dhirfoon Wax caraysan ahaansho.
<< < 418 419 420 421 422 423 424 425 426 427 428 > >>

 

Exit mobile version