dammaad1 Wareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu joogo. dammaad2 Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid. dammaadid eeg dammaad².
dammaadsan Wax dammaaday ahaansho (qof).
dammaadsanaan eeg dammaadsan. ld dammaadsanaansho.
dammaadsanaansho ld dammaad-sanaan.
dammaan 1. ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la fulin doono wax lagu heshiiyey; ballanqaad. 2. Ari d. ah: ariga inta jarka ah oo loogu talagalay iib.
dammaanad1 ld dammiinasho. dammaanad2 ld dammiinad². dammaanasho ld dammiinasho.
dammaano ld dammiino.
damman Qof maskax ahaan aan baraarugsanayn ahaansho; maahsan.
dammanaan eeg damman. ld dammanaansho.
dammanaansho ld dammanaan. damme s. ld dambe.
dammeer1 ld dameer¹. dammeer2 ld dameer². dammiin ld damiin.
dammiin1 Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin¹. dammiin2 Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin². dammiinad1 ld dammiinasho. dammiinad2 Naag dammiin ah. ld damiinad², dammaanad², lammaa- nad². dammiinasho eeg dammiino. ld damiinad¹, damiinasho, dammaanad¹, dammaanasho.
dammiinid eeg dammiin². ld damiinid, lammaanid.
dammiinnimo Dammiin ahaansho. ld damiinnimo.
dammiinnimo1 ld damiinnimo. dammiino Cid damiin ka noqosho. ld damiino, dammaano, lam-maano.
dammooti ld tammooti.
damqad ld danqasho.
damqasho ld danqasho.
damqi ld danaq.
page : 44 of 218
<< < 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 > >>