Ismaandhaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
Ismaandhaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismaandhaaf ↴
ikhtilaaf | ismaandhaafid | kalabbood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg