Dammaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la fulin doono wax lagu heshiiyey; ballanqaad. 2. Ari d. ah: ariga inta jarka ah oo loogu talagalay iib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dammaan

dammaanad | dammaanad | dammaanasho | dammaano | dammiinad | dammiinasho | dammiino | guur | lammaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg