garraaddo 1. Murug; qas. 2. Xiri.
garraaddow 1. Murgidda. 2. Adkaan- shad.
garraar 1. Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm. 2. Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxi.
garraarad ld garraarash.
garraarasho eeg garraaro. ld garraara.
garraari U g.: cid garraar u xirid (haween.
garraarin eeg garraari. ld garraari.
garraaris ld garraari.
garraaro Garraar xirash.
garraarsad ld garraarsash.
garraarsasho eeg garraarso. ld garraarsad, garraars.
garraarsi ld garraarsash.
garraarso Garraar xirash.
garraarxir Isku xiridda labada dacal oo garraarka. ld garraarixi.
garraarxirid ld garraarxi.
garraaw gahay.
garramid eeg garran². ld garran¹ (2.
garran1 1. Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya. 2. ld garrami. garran2 Garsheegash. garransii Laba qof ama ka badan oo wax isku haya wada hadalsii.
garransiin eeg garransi.
garraw1 1. Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah. 2. Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garro. garraw2 U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qiri. garre Nooc kalluunka ka mid ah oo badda ku noo.
garri 1. Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay. 2. Turumb.
garriin Raadka ay cabbidda iyo cuntada qaarkeed afka ku reebaan. ld karrii.
garrow ld garraw.
garruud 1. G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah. 2. G. ah: qoryo adadag oo waaweyn. 3. Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaaf.
garruuman 1. Wax timihii laga xiiray ahaansho (qof). 2. Wax baarka sare laga jaray ahaansh.
garruumasho eeg garruumo.
page : 45 of 102
<< < 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 > >>