Garraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm. 2. Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garraar ↴
nabas | gar | garayso | garraarad | garraarasho | garraari | garraarin | garraaris | garraaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg