Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
garruumayn  eeg garruumee. ld garruumay.
garruumays  ld garruumay.
garruumee  2 (-meeyay, -meysay) Cid garruun la dhici.
garruumid  eeg garruun.
garruumo1  Abaahi aan dhammaystirayn (geel. garruumo2  Wax qaar ka goosash. garruun1  Bur weyn oo madax buuran le. garruun2  1 (-uumay, -uuntay; -uumi) 1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Laamo iwm baarka sare ka jarid. 3. Si xun u abaahin (awr. garruunnaan  eeg garruuman. ld garruunnaansh.
garruunnaansho  ld garruunaa.
garsaqaf  Gar dhuuban oo daamanka ku dha.
garsasho  eeg gars.
garsheegasho  eeg garsheeg.
garsheego  Cid in dhib lagu falay ka warrami.
garsii  Cid wax ay ka cabanayso uga garaabi.
garsiin  eeg garsi.
garsoor1  1. Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2. ld garsoori. garsoor2  Si aan eex lahayn wax u xukumi. garsoore  1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiy.
garsoorid  eeg garsoor². ld garsoor¹ (2.
garsoornimo  1. Garsoore ahaansho. 2. (fk.) Si xaq u a.
garsuge  Nin xabsi ku jira oo aan xukunayn; rumaa.
garsurrayn  eeg garsurre.
garsurre  Meel sare oo inta laga boodo gacmaha lagu qabsado oo xoog kor laysugu qaado taniyo inta meel astaysan garka laga soo surt.
garsurree  Garsurre samey.
garuddambays  ld guruddambay.
garwaan  Ugaars.
garwaansad  ld garwaansash.
garwaansasho  eeg garwaanso. ld garwaansa.
garwaanso  Wax ugaarsash.
page : 46 of 102
<< < 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 > >>

 

Exit mobile version