Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dabaylwac
danqin  ld danqid.
danqo  Boog, nabar iwm. wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.
dansan  Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
dansanaan  eeg dansan. ld dansanaan-sho, densanaan, densanaan -sho.
dansanaansho  ld dansanaan.
danseeg1  Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid. danseeg2  Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin. danseegid  eeg danseeg². ld danseeg¹.
danseeji  Qof, waqtiga uga lumin waxaan faa'iido u lahayn.
danseejin  eeg danseeji. ld danseejis.
danseejis  ld danseejin.
dansheegad  ld dansheegasho.
dansheegasho  eeg dansheego. ld dansheegad.
dansheego  U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho.
danwadaag  1. Dad isku degaan ah oo wadaaga heshiis nabadgelyo. 2. Dad isku degaan ah oo dan gaar ahaaneed ka dhexeyso.
danyar1  Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar. danyar2  Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax dhaafsiisan nolol maalmeedka ahaansho. danyaraan  eeg danyar². ld danyari, danyaro.
danyari  ld danyaraan.
danyaro  ld danyaraan.
daqan  ld danaq.
daqaqamid  eeg daqaqan². ld daqaqan¹.
daqaqan1  Socod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid. daqaqan2  U d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid. daqar1  Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹. daqar2  Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar². daqarasoon  Hanti sako ahaan loo bixiyo marka Soonku dhammaado. ld dagarasoon, daqarsoon.
daqarsoon  ld daqarasoon.
daqay  Muruq ku yaal laf dhabarta labadeeda dhinac.
daqiiji  Wax buda ka dhigid.
page : 49 of 218
<< < 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 > >>

 

Exit mobile version