Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
qaxaanqixid  eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.
qaxan1  1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid. qaxan2  Dhuxul, wax shidmay noqosho. qaxanqax1  ld qaxaanqax¹, qaxaanqixid. qaxanqax2  ld qaxaanqax². qaxanqixid  ld qaxaanqixid.
qaxar1  ld qahar¹. qaxar2  ld qahar². qaxbad  ld qabxad, qaxaabad.
qaxbo  ld qabxad.
qaxi  ld qixi.
qaxid  ld qixid.
qaxin  ld qixin.
qaxmi  Dhuxul shidid.
qaxmid  eeg qaxan². ld qaxan¹ (2).
qaxmin  eeg qaxmi.
qaxooti  Dad dalkoodii nabadgelyo la'aan, abaar iwm awgeed uga cararay.
qaxraan  ld qahraan.
qaxran  ld qahran.
qaxranaan  ld qahranaan.
qaxranaansho  ld qahranaan.
qaxrid  ld qahrid.
qaxsan  1. Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho. 2. Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
qaxsanaan  eeg qaxsan. ld qaxsanaansho.
qaxsanaansho  ld qaxsanaan.
qaxsasho  eeg qaxso.
qaxso  1. Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid. 2. Dhuxul shidasho.
qaxwayn  eeg qaxwee.
qaxwe  Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.
qaxwee  Qaxwe cabbid.
page : 49 of 86
<< < 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 > >>

 

Exit mobile version