catiran Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.
catirayn ld catirid.
catiree ld catir².
catireysan ld catiran.
catireysnaan ld catirnaan.
catireysnaansho ld catirnaan.
catirid eeg catir². ld catirayn, cartirid.
catirnaan eeg catiran. ld cartirnaan, cartirnaansho, catireysnaan, catireysn
catirnaansho ld catirnaan.
catow1 1. Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal. 2. ld cataabid. catow2 Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid. caw1 1. Dhinac; dhan. 2. Aagga u dhow meel. ld caaw¹. caw2 Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw². cawaag 1. Miraha geedka mayrada. 2. Summad gaar ah oo geela lagu dhigo.
cawaan (cawaan, m.dh) 1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
cawaandi Qof isla weyni iyo kibir badan.
cawaannimo Cawaan ahaan.
cawaansad ld cawaansasho.
cawaansasho eeg cawaanso. ld cawaansad, cawaansi.
cawaansi ld cawaansasho.
cawaanso Cid kaalmo iyo taageero ka doonid.
cawaaqib Waxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso.
cawaaqibxumaan eeg cawaaqibxun. ld cawaaqibxumaansho, cawaaqibxumi, cawaaqibxumo.
cawaaqibxumaansho ld cawaaqibxumaan.
cawaaqibxumi Cawaaqib aan wanaagsanayn ee qof noloshiisu ku dambeyo. ld cawaaqibxumaam.
cawaaqibxumo ld cawaaqibxumaan.
cawaaqibxun Wax aan cawaaqib wanaagsanayn ahaansho.
cawaarsasho eeg cawaarso.
cawaarso Maroodi, si uu u harraad beelo, dhir dhacaan leh ruugid.
cawabbari1 1. Habeen meel nabad gelyo lagu baryo. 2. ld cawabbarid.
page : 53 of 95
<< < 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 > >>