Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
geddiso  1. Wax meel ku jiray, meel kale ku shubasho. 2. Badeeco ganacsi ku samaysash.
geddiyid  eeg geddi². ld gaddin, gaddis, gaddiyid, geddin, geddi.
geddoomid  eeg geddoon². ld gaddoomid, gaddoon¹, geddoon.
geddoon1  ld geddoomi. geddoon2  1. Wax dhinac u dhicid. 2. Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof). 3. Dib u noqosho (wax). ld gaddoon. gedef1  1. ld gadaf². 2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduh. gedef2  Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadk. gedef3  ld gadaf. gedfan  ld gadfa.
gedfanaan  ld gadfanaa.
gedfanaansho  ld gadfanaa.
gedfid  ld gadfi.
gedgeddi  1. Wax hadba dhinac u rogid. 2. Badeeco ganacsi ku sameyn. 3. Eray fal ah rogrogid. ld gadgadd.
gedgeddin  ld gedgeddiyi.
gedgeddis  ld gedgeddiyi.
gedgeddiyid  eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddi.
gedgeddoomid  eeg gedgeddoon². ld gadgaddoomid, gadgaddoon¹, gedged- doon.
gedgeddoon1  Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomi. gedgeddoon2  Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon. gediir  ld gadii.
gedmad  ld gadmash.
gedmasho  eeg gedmo. ld gedme.
gedmi  Tiro, xisaab iwm cid ka khaldi.
gedmin  eeg gedmi. ld gedmi.
gedmis  ld gedmi.
gedmisan  Wax gadmaday ahaansh.
gedmisanaan  eeg gedmisan. ld gedmisanaansh.
gedmisanaansho  ld gedmisanaa.
gedmo  Tiro, xisaab iwm khaldami.
gedo  G. ah: isku fil ah. ld ged (2.
page : 53 of 102
<< < 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 > >>

 

Exit mobile version