Geddoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld geddoomi.
Geddoon
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)1. Wax dhinac u dhicid. 2. Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof). 3. Dib u noqosho (wax). ld gaddoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geddoon ↴
gaddoon | geddoomid | gedgeddoon | gedgeddoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg