Geddiso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Wax meel ku jiray, meel kale ku shubasho. 2. Badeeco ganacsi ku samaysash.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geddiso

oodgeddiso | gaddiso | geddisasho | xerageddiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg