Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
shabaako  Dalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraakiibta, dayuuradaha, baabuurta iwm, la xiri karo lana furi karo oo loogu talaggalay in ay hawada iyo ilaysku ka soo galaan. ld shubaako.
shabag  1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo. 2. Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar. ld shabaq, shabaag.
shabaq  ld shabag.
shabaqle  Baabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu qaado.
shabashabo  Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaan iyo sacab leh, ragga iyo dumarkuna wada cayaaraan.
shabbaax1  1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid. shabbaax2  1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid. shabbaaxid  eeg shabbaax².
shabbaaxtamid  eeg shabbaaxtan². ld shabbaaxtan¹.
shabbaaxtan1  Tartamidda ay laba qof ama ka badan ku tartamaan toog. ld shabbaaxtamid. shabbaaxtan2  Laba qof ama ka badan toog ku tartamid. shabbad  ld shaabbad.
shabbadayn  ld shaabbadayn.
shabbadays  ld shaabbadayn.
shabbadaysan  ld shaabbadaysan.
shabbadaysasho  ld shaabbadaysasho.
shabbadaysnaan  ld shaabbadays-naan.
shabbadaysnaansho  ld shaabba-daysnaan.
shabbadayso  ld shaab-badayso.
shabbadee  ld shaabbadee.
shabbah1  ld shaabbah¹. shabbah2  ld shaabbah². shabbayn  ld shaabbadayn.
shabbays  ld shaabbadayn.
shabbaysan  ld shaabbaysan.
shabbaysasho  ld shaabbadaysasho.
shabbaysnaan  ld shaabbadaysnaan.
shabbaysnaansho  ld shaabbadays-naan.
shabbayso  ld shaab-badayso.
shabbee  ld shaabbadee.
page : 53 of 118
<< < 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 > >>

 

Exit mobile version