hiinraag2 Wax meel tuuran noqosho (alaab). ld hinraag². hiinraagid Wax meel tuuran ahaansho (alaab). ld hinraagid.
hiinsad ld heensasho.
hiinsasho ld heensasho.
hiinsi ld heensasho.
hiinso ld heenso.
hiiqley ld xiiqley.
hiir 1. Arooryo hore. 2. Salxanyo dhaadheer. ld hiiro.
hiirammaal1 Maalidda xoolaha subax hore intaysan qorraxdu soobixin la maalo. hiirammaal2 Xoolo intaysan qorraxdu soo bixin maalid. hiirammaalid eeg hiirammaal². ld hiirammaalis.
hiirammaalis ld hiirammaalid.
hiireysad ld hiireysasho.
hiireysasho eeg hiireyso. ld hiireysad, hiireysi.
hiireysi ld hiireysasho.
hiireyso Arooryo hore kallihid.
hiiro ld hiir.
hiirtaayo Xusuusashada ama gocoshada dhib hore u dhacay. ld hiitaanyo.
hiitaanyo ld hiirtaayo.
hijra ld hijro.
hijro Dhibaato dhacday awgeed oo meel laga tago. ld hijra.
hikaad ld higgaad.
hikaadi ld higgaadi.
hikaadin ld higgaadin.
hikaadis ld higgaadin.
hil1 1. Boqol siib oo caw ah oo isku xiran. 2. Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah. 3. Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (h.kiisa, h.keeda). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado. hil2 1. (f.g) Weel xarig, suun iwm afka kaga dhuujin. 2. (f.g) Wax dhowraarin u yeelid. 3. (f.mg) Ku h.: gaadiid wax uu qaadi karo saarid. hilaad Wax aan tiradoodu sugnayn.
hilaadi 1. Wax qiyaastooda malayn. 2. Wax odorosid (roob).
hilaadin ld hilaadiyid.
page : 59 of 93
<< < 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 > >>