Hiir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Arooryo hore. 2. Salxanyo dhaadheer. ld hiiro.

Gabaahiir*

Macnaha halkan ku qor / Meel cidlo ah oo an wax dad ah joogin 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiir

daacwashiir | daacwashiir | daacwashiirid | gaahiir | gaahiir | gaahiirid | jaariile | qaamowqanshiir | qaamowqanshiir | tabaashiir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg