Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dabaylwac
dawdar2  1. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar². dawdaran  Ka d.: wax aan daw lahayn ahaansho.
dawdarid  eeg dawdar². ld dawdar¹; dowddarid.
dawdarnaan  eeg dawdaran. ld dawdarnaansho, dawdarni, dawdarno.
dawdarnaansho  ld dawdarnaan.
dawdarni  ld dawdarnaan.
dawdarnimo  ld dowddarnimo.
dawdarno  ld dawdarnaan.
dawdarroo  Ku d.: qof, cid kale gaf ku samayn.
dawdarrood  eeg dawdarroo.
dawdawle  D. ah: qof been badan oo muujiya karti uusan lahayn.
dawdawlee  Qof been badan karti uusan lahayn muujin.
dawdawleyn  eeg dawdawlee.
dawee  ld daawee.
daweri  ld dawari.
dawerin  ld dawarin.
daweyn  ld daaweyn.
daweysad  ld daaweysasho.
daweysasho  ld daaweysasho.
daweysi  ld daaweysasho.
daweysii  ld daawee.
daweysiin  ld daaweyn.
daweyso  ld daaweyso.
dawggal1  1. ld dawggelid. Gabbashada wax la gaadayo meel loogu gabbado. 2. D. ah: arrin iwm oo maangal ah. dawggal2  1. (f.g) U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho. 2. (f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho. dawggelid  eeg dawggal². ld dawggal¹ (1).
dawi  Wax meel fog u gudbin.
dawikhi  ld dawakhi.
dawikhid  ld dawakhid.
dawikhin  ld dawakhin.
page : 61 of 218
<< < 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 > >>

 

Exit mobile version