garaadxumi ld garaadxumaa.
garaadxumo Garasho iyo caqli gaabida cidi ku sugantahay. ld garaad-xumaa.
garaadxun Wax aan caqli ku filan lahayn ahaansh.
garaadyar Qof caqli yar ahaansh.
garaadyaraan eeg garaadyar. ld garaadyari, garaadyar.
garaadyari ld garaadyaraa.
garaadyaro ld garaadyaraa.
garaadyeelad Fil wax lagu kala garto gaarid. ld garaadyeelash.
garaadyeelasho ld garaadyeelaa.
garaaf (xis.) Jaantus muujinaya xiriirka ka dhexeeya laba tiro ama laba xaddi. Waxa la adegsadaa dhidibbo iyo kulann.
garaam ld garaamm.
garaam atam eeg moo.
garaam-isudhigan (xis.) Culays isudhiganka walaxi leedahay oo lagu tibaaxay garaamy.
garaamme 1. Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah. 2. Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaa.
garaammo 1. ld garaamme. 2.ld garoome.
garaammurux Waxyaalo aan isku midab ekayn oo isku darsamay oo midab hor leh oo isku googoo'an yeeshay. ld galaammuru.
garaan ld garaamm.
garaangar (1) ld garangar.
garaangar (2) ld garangar.
garaangari ld garangar.
garaangarid ld garangari.
garaangarin ld garangari.
garaangaris ld garangari.
garaangir (1) ld garangar.
garaangir (2) ld garangar.
garaangiri ld garangar.
garaangirid ld garangari.
garaangirin ld garangari.
garaangiris ld garangari.
garaar 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3. Dhaqdhaqaaq; dikaa.
<< < 606 607 608 609 610 611 612 613 614 615 616 > >>