Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: tefiir
mashashuurid eeg mashashuur². ld manshashuur¹, manshashuurid, mashashuur¹.
mashiiggaan ld mashiinggaan.
mashiin 1. Makiinad. 2. Motoor.
mashiingaan Qori boobe ah oo cago leh oo xabbadihiisu silsilad dheer ku taxanyihiin. ld mashiiggaan, mishiggaan.
mashiiqsasho eeg mashiiqso. ld mashiiqsi.
mashiiqsi ld mashiiqsasho.
mashiiqso 1. Wax la calalinayo dheecan ka nuugid. 2. Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
mashmash (1) 1. Miro aad u bislaaday; dhuguc. 2. Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan. 3. ld mashmashid.
mashmash (2) Miro aad u bislaasho.
mashmashid eeg mashmash². ld mashmash¹ (3).
mashood Roob aad u weyn.
mashquul (1) M. ah: hawllan oo aan faraaqo lahayn.
mashquul (2) Ku m.: qof hawllan oo aan faraaqo lahayn noqosho.
mashquuli Ku m.: qof mashquul ka dhigid.
mashquulid eeg mashquul².
mashquulin eeg mashquuli. ld mashquulis.
mashquulis ld mashquulin.
mashquulsan Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
mashquulsanaan eeg mashquulsan. ld mashquulsanaansho.
mashquulsanaansho eeg mashquulsanow. ld mashquulsanaan.
mashquulsanow Ku m.: (qof) wax la mashquuliyey noqosho.
mashruuc 1. Dhismo lagu hirgelinayo qayb abuurta ilo dhaqaale, sida warshad, beer, iwm. 2. Hay'ad wax-soosaar oo badanaaba dawladi maal geliso. 3. Qorshe.
mashxarad (1) Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.
mashxarad (2) Haween mashxarad samayn.
mashxaradid eeg mashxarad².
masiibo ld musiibo.
masiil 1. Dheecaanka geedaha. 2. Dharab.
masiix (dii.) Magacyada nabi Ciise mid ka mid ah.
masiixi (dii.) Qof diintii nebi Ciise haysta.
masiixinnimo (dii.) Kiristaan ahaansho (qof).
<< < 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 > >>

 

Exit mobile version