qoolaab2 1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw². qoolaaban1 1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay noqosho. qoolaaban2 1. Bir iwm wax la qaroofay ahaansho. 2. Dab wax la agaasimay ahaansho. qoolaabasho eeg qoolaabo.
qoolaabid 1. eeg qoolaab². 2. eeg qoolaaw².
qoolaabmid eeg qoolaaban¹.
qoolaabnaan eeg qoolaaban. ld qoolaabnaansho.
qoolaabnaansho ld qoolaabnaan.
qoolaabo Dab shidasho.
qoolaati ld qoolati.
qoolaaw1 ld qoolaab¹. qoolaaw2 ld qoolaab². qoolad ld qol.
qoolan1 Xarig wax la qoolay noqosho. qoolan2 1. Xarig wax la qoolay ahaansho. 2. U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho. qoolati Geed dheer oo aan qodax lahayn oo caleemo cagaaran iyo hoos qabow leh. ld qoolaati.
qooli Suun ama xarig siriq u sameyn.
qoolid eeg qool².
qoolin eeg qooli.
qoollaalli1 1. ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego. 2. Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto. qoollaalli2 1. Wax ilqoorka ka eegid. 2. Si isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto u socosho. qoollaalliyid eeg qoollaalli². ld qoollaalli¹ (1).
qoolley Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
qoolli Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
qoollin eeg qoolli.
qoollis ld qoollin.
qoolmid eeg qoolan¹.
qoolnaan eeg qoolan². ld qoolnaansho.
qoolnaansho ld qoolnaan.
qoomammayn eeg qoommammee. ld qoomammays.
page : 63 of 86
<< < 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 > >>