Qoolaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.

Qoolaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoolaab

cag-qoolaaban | qafil | qolaab | qoolaaban | qoolaaban | qoolaabasho | qoolaabid | qoolaabmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg