Qoolaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay)

1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay noqosho.

Qoolaaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

1. Bir iwm wax la qaroofay ahaansho. 2. Dab wax la agaasimay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoolaaban

cag-qoolaaban | qafil | qoolaabmid | qoolaabnaan | riishad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg