Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
ceydbixid  eeg ceydbax².
ceydbixin  eeg ceydbixi. ld ceydbixis.
ceydbixis  ld ceydbixin.
ceydmid  eeg ceydan¹.
ceydnaan  eeg ceydan². ld ceydnaansho.
ceydnaansho  ld ceydnaan.
ceyntaabad  Geeddi dheer oo aan la nasan.
ceyntaari  1. (f.g) Nafley aad u eryid. 2. (f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.
ceyntaarin  eeg ceyntaari. ld ceyntaaris.
ceyntaaris  ld ceyntaarin.
ceyri  Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.
ceyrin  eeg cayri. ld cayris.
ceyris  ld cayrin.
ceyro  Orodsiinta nafley meel ay ku sugnayd laga orodsiiyo si looga fogeeyo. ld ceyrin.
ceyrsad  ld cayrsasho.
ceyrsasho  eeg cayrso. ld ceyrsad, ceyrsi.
ceyrsi  ld cayrsasho.
ceyrso  Wax ordaya tiigsasho.
ci1  Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan. ci2  1. (f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid. 2. Cid u yeerid. cibaadeysad  ld cibaadeysasho.
cibaadeysasho  eeg cibaadeyso. ld cibaadeysad, cibaadeysi.
cibaadeysi  ld cibaadeysasho.
cibaadeyso  Qof, cibaado samaysasho.
cibaado  Camal wanaagsan oo loo sameeyo in Ilaah loogu dhawaado.
cibaaro  1. Belo aan hore loo arkin. 2. Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin. ld cibro.
cibro  ld cibaaro.
cicin  Nooc cawska biyaha dhexdooda ka baxa ka mid ah oo leh laamo dhaadheer oo jiljilicsan oo daashashka lagu dedo. ld dicin.
cid1  1. Koox dad ah oo meel ku wada nool. 2. Qof ama wax ka badan. Tus. “Maanta c. ma arag”. 3. Qaraabo; reer. cid2  1. Cid biyo ku hafin. 2. Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
page : 64 of 95
<< < 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 > >>

 

Exit mobile version